Raiisalwasaaraha Soodaan Oo Booqasho 2 Maalmood Ah Maanta Ku Yimid Itoobiya Oo Dhawr Saacadood Ka Dib Degdeg Ugu Laabtay Dalkiisii.
Adisababa,December 13,2020(Haatufonline)-Raiisal Wasaaraha Soodaan Cabdalla Hamdok oo maanta dalka Itoobiya ku yimid booqasho 2 maalmood ah ayaa isla maanta deg ugu laabtay [...]