Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Koox Kubadda Cagta Ah Oo Kusoo Guulaystay Tartan Lagu Qabtay Jabuuti
Hargeysa, December 7, 2020 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay kooxda kubbadda cagta ee xaga maqalka [...]