Filanwaaga Ku Dhacay Abiy Axmed Iyo Raiisalwasaarenimadisii Oo Qirinqiir Gashay : Madaxweynaha Ethiopia Iyo Aqlabiyadda Fulinta Xisbiga Cusub Ee PP Oo Soo Jeediyey In Xisbigu Doorto Hoggaan Cusub Maa Daama Abiy Axmed Laga Soo Dhex Doortay Xisbigii EPRDF.
AdisAbaba,September25,2020 (Haatufonline)-Hoggaamiyaha Ethiopia Abiy Axmed ayaa raiisalwasaarenimadiisi qirinqiir gashay ka dib markii ay madaxweynaha Ethiopia Sahlo Worq [...]