Shiinaha Oo Dhoolatus Milatari Ka Bilaabay Badweynta Taiwan, Xili Wefti Maraykan Ahi Ku Sugan Yahay Taipei
Taipei, September 18, 2020 (HaatufOnline) – Dalka Shiinaha ayaa dhoolatus milatari ka bilaabay meel u dhow Badweynta Taiwan jimcihii maanta, xili sarkaal sare oo Maraykan [...]