Latest News

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Meelmariyey Heshiiska Doorashada

Muqdisho, September 26, 2020 (Haatuf) – Labada aqal ee
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay
Heshiiska siyaasadeed ee doorashada Soomaaliya.

252 Xildhibaan oo kamid ah mudanayaashii goobta
ku sugnaa ayaa ogolaaday heshiiskaan. 2 xildhibaan ayaa diiday, halka 1
Xildhibaan uu ka aamusay.
Waa markii ugu horeysay oo muddo kadib labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ay
si wadajir u meel mariyeen sharci ka yimid xukuumada.
Dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ayaa hadda laga sugayaa inay
magacaaban guddiyadii doorashada maamuli lahaa, sida guddiga doorashada heer
federal iyo heer dowlad goboleed.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial