Gujis Meel 2 KM U Jirta Boosaaso Doraad Ka jiitay Dooni Hub Iyo Rasaasi U Saarnayd Deni
Boosaaso,November 6,2023(Haatufonline)- Gujis badda hoosteeda ku jiray oo kurka lasoo baxay ayaa galabtii doraad meel 2 Km u jirta Bosaaso ka jiitay dooni hub iyo rasaas [...]