Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Ciidamada Somalia Isku Soo Dhiibay, Kana Hadlay Sababta Isa Soo Dhiibistiisa
Baydhabo, June 6, 2022 (Haatufonline) – Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kusoo bandhigey Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo magaciisa [...]