Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay Inaan Wax Is-Afgarad Ah Laga Gaadhin Kulan Ay La Yeesheen Xukuumada
Hargeysa, May 24, 2022 (Haatufonline) – Kulan ay caawa yeesheen Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaan wax is-afgarad ah laga gaadhin, [...]