Dawlada Maraykanka Oo Lacag Malaayiin Dollar Ah Duldhigtay Madaxa Laba Nin Oo Kenyan Ah
Nairobi, Kenya, June 1, 2022 (Haatufonline) – Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay siinayso lacag abaal-marin ah oo gaadhaysa $1 million oo dollar midkiiba cidii [...]