Hawlgalada Ka Dhanka Ah Alshabaab Oo Kordhay Marki U Farmaajo Xilka Ka Dagay
Muqdishu,June 13,2022(Haatufonline)- Ku dhawaad bil ayaa laga joogaa Intii uu Farmaajo xilka madaxtinimada dalka Somalia ka dagay hasayeeshee waxa mudadaas gaaban kordhay [...]