Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Hargeysa Kadib Salaad Roobdoon Ah Oo La Tukaday
Hargeysa, April 25, 2022 (Haatufonline) -Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaad [...]