Imaaraatka Iyo Somalia Oo Iska Kaashanaya Dhinacyada Beeraha Iyo Ganacsiga Iyo Gargaar La Gaadhsiiyey 8200 Qoys Oo Reer Jubaland Ah.
Muqdisho,December) 25,2022(Haatufonline)-Kulan shalay dhexmaray safiirka dawladda Isutagga Imaaraatka Carabta u fadhiya Muqdisho iyo wasiirka Beeraha ee Somalia Siciid [...]