Madaxda Tigrayga Oo Ku Hanjabay Inay Addis Ababa La Beegsan Doonaan Gantaalaha Ridada Dheer Digniinna U Diray Eritrea Inay Dekadda Casab Duqayn Doonaan Hadii Diyaarad Dambe Kasoo Kacdo
Mekele,November 15,2020(Haatufonline)-Madaxweynaha gobolka Tigray Debretsion Gabremichael ayaa ku hanjabay inay caasimadda Itoobiya ee Adisababa la beegsan doonaan gantaalaha [...]