Baarlamanka Ethiopia Oo Fadhigi Maanta Ku Kala Kacay Kadib Markii La Isku Mari Waayey Mooshin Xukuumaddu Dabada Ka Wadday In Madaxda Gobolka Tigray Argagixiso Ahaan Loo Aqoonsado
Addis-Ababa November 3,2020(Haatufonline)-Fadhigii Maanta ee Baarlamanka Ethiopia ayaa lagu kala kacay kadib markii la isku mariwaayey qodobadii ajandha iyadoo lasoo [...]