300 Qori Diirad Leh,50 BKM,1600 Sanduuq Rasaas Ah,Tuute Iyo Kabo Xamse Barre U Dirayey Huwanta Oo Maanta Lagu Qabtay Madaarka Xamar
Muqdisho,October 8,2023(Haatufonline) – Hub iyo saanad oo raiisal wasaaraha Somalia Xamse Barre u dirayey Huwantii uu dagaalku ku dhexmaray ciidamada Somailand [...]