Maleeshiyaad Weerar Ku Soo Qaaday Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Iyo Goobtii Ay Laascaanood Kaga Sugnaayeen Wasiirada Somaliland
Hargeysa, February 6, 2023 (Haatufonline), saaka subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada [...]