Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Jawaabay Dagaalka Maalintii Todobaad Lugu Soo Qaaday.
Hargeysa, February 12, 2023 (Haatufonline) -Ciidanka Qaranku waxa fulinaya amarkii Xukuumada Somaliland hore ugu dhawaaqday Kuna Cel-celisay xabad-joojin bilaa shuruud ah, [...]