Siyaasadda Arimaha Dibadda ee Somalia iyo Isbadalka Toggan ee Ku Yimid Xidhiidhkii Ay La lahayd Dunida.
Muqdisho,November 12( 2022)- Ilaa iyo xligii ay Somalia heshay madaxbanaanida, siyaasadda arimaha dibadda ee Somalia marnaba kama bixin xulafaysi ay la yeelato dawladdo [...]