“Taliska Guud ee ciidamada Booliska Somaliland Waxa uu cadaynayaa inaanay Jirin Wax Qarax ah oo ka Dhacay Gudaha Hargeysa”
Hargeysa, November 16, 2022 (Haatufonline) – Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa beeniyey warar aan sal iyi raad toona lahay oo lagu sheegay in caawa qarax ka [...]