QM Waxa Kasoo Baxay 20 Qaraar Oo Ku Saabsan Budhcad-Badeeda Walise Ma Jiro Mid Xakamaynaya Burburinta Deegaanka Badda
Haatufonline July 12,2023- Sida la ogsoonyahay manfac badan oo badda laga helo ayaa waxa jiritaankiisu ku xidhanyahay fayow-dawrka deegaanka ay biyaha baddu ku fadhiyaan. [...]