Qaramada Midoobay Oo Ka Warbixisay Musuqmaasuqa Heshiisyada Kaluumaysiga Ee Dhexmara Somalia Iyo Shiinaha
New York,October 26,2023(Haatufonline)- Warbixin ay Qaramada Midoobay bishan October 2023 soo saartay ayaa daaha ka rogtay musuqmaasuq hadheeyey rakhsadaha kaluumaysiga ee ay [...]