Maxaa Hortaagan Xoraynta Saldhigga Ugu Wayn Ee Alshabaab Ku Leedahay Aadan Yabaal
Muqdisho,October 20,2022(Haatufonline)-Waxa muddo dheer la sugayayey in ciidamada deegaanka iyo kuwa dawladda oo iskaashanaya ay weerar ku qaadaan saldhiga ugu weyn ee kooxda [...]