Shirkaddaha Telesom Iyo Somtel Oo Soo Dhaweeyey Wax-Ka-Bedel Lagu Samaynayo Xeerka Isgaadhsiinta
Hargeysa, March 7, 2020 (Haatuf) – Shirkaddaha Isgaadhsiinta ee Telesom iyo Somtel, ayaa soo dhaweeyey wax-ka-bedel iyo kaabis lagu samaynayo xeerka Isgaadhsiinta Dalka [...]