Xisbiga UCID Oo Eryey Ramaax Iyo Xoghayaha Golaha Dhexe Oo Shaqada Laga Joojiyey
Hargeysa, 29, 2, 2020 (Haatuf) – Guddiga fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Maanta caydhiyey Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbigaasi, Maxamuud Cali Saleebaan [...]