Dhaqdhaqaaqa Ciidamada Itoobiya Iyo Cutubyada Alshabaab Ee Soo Gaadhay Laaska Iyo Buhoodle
Saaxdheer,August 31,2023(Haatufonline) – Ciidan tiradiisa lagu qiyaasay 120 nin oo hubaysan oo xalay soo gaadhay tuulada Saaxdheer ayaa saaka isku kala shubay [...]