Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee basbaaska ay sameyso dunida laga hadal hayo?
Ubax Xasan, oo asalkeeda Soomaaliya ka soo jeedda ayaa waxay soo jiidatay warbaahinta dunida, kaddib markii basbaas ay sameyso aad looga hadlay. Ubax oo dharka xayeysiisa, [...]