Madaxweynaha Somaliland oo Waraaqaha Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub ee Dawladda Federaalka Itoobiya u soo magacawday Somaliland.
Hargeysa, March 20, 2023 (Haatufonline)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo, safiirka [...]