Midowga Musharaxiinta Oo Beesha Caalamka Usoo Bandhigay Shuruudo Macquul Ah Oo Lagu Furdaamin Karo Khilaafka Doorashada
Haatufonline)-Midowga murashaxiinta jagada madaxweynaha Somalia ayaa dawladaha deeqda siiya Somalia maanta usoo bandhigay qodobo ay ula muuqato in lagu furdaamin karo [...]