Turkiga Oo Xili Uu Murankii Doorashadu Taaganyahay Farmaajo Ku Caawisay Kun Qori Iyo Sagaashan Kunoo Rasaas Ah
Muqdisho,April,2021(Haatufonline)-Sida ku cad waraaqo laga helay hayadda Qaramada Midoobay dawladda Turkiga ayaa bishii December 2020 maamulkii Farmaajo gacanta ka galisay [...]