Dawladda Norway Oo Ku Baaqday In Gobolka Tigray Degdeg Looga Qaado Xayiradda Isgaadhsiinta Iyo Isu Socodka Gaadiidka Qunsuliyadahana Loo Ogolaado Inay Soo Booqdaan
Oslo November 29,2020(Haatufonline)-Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Norway ayaa ku baaqday in gobolka Tigray ee ku yaala waqooyiga Itoobiya degdeg looga qaado xayiraadi [...]