Madaxweynaha Somaliland Oo Safiirada Ingiriiska/Maraykanka Uga Waramay Abaaraha Iyo U Diyaargarowga Doorashooyinka
Hargeysa, November 1, 2022 (Haatufonline)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga [...]