Madaxweynaha Somalia Oo U Safray Sudan Si Uu Taageero Ugu Helo Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab
Khartoum, November 1, 2022 (Haatufonline) – Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud ayaa socdaal ujeedadiisu tahay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka Al-shabaab [...]