Qorshe Khatar Ah Iyo Raggi Fulintiisa Xamar Uga Yimid Oo Hargeysa Lagu Qabtay
Hargeysa,August 10,2022(Haatufonline)-Dhawr iyo toban nin oo Xamar diyaarad kasoo raacay ayaa magaalada Hargeysa lagu qabtay kadib markii uu Sirdoonka Somaliland fashiliyey [...]