Xogahii Sirta Ahaa Ee Lagu Soo Bandhigay Discord Iyo Dalalka Afrika Ee Shiinaha Damac Kaga Jiro Inay Saldhigyo Milatrari Ku Yeeshaan.
Washington,April 28,2023(Haatufonline) -Xogihii sirta ahaa ee ay lahayd xukuumadda Maraykanku ee bishan horaanteedii lagu soo bandhigay mid ka mid ah baraha xidhiidhka [...]