Digniin Culus Oo Mahdi Guuleed Uga Timid Gudd Maxkamadda Saree Ciidamada Somalia Oo Ku Saabsan Abaabul Dagaal Somaliland Dhexdeeda Ah.
Muqdisho,August 24,2023(Haatufonline)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Somalia Janaraal Liibaan Cali Yarow ayaa warqad digniin culus xambaarsan u diray raiisal [...]