Muqdisho: Maxkamad Xukun Ku Riday Cabdullaahi Xaashi Axmed Oo Ka Tirsan Al-Shabaab
Muqdisho, July 18, 2022 (Haatufonline) – Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xukun 15 sano ah ku riday Cabdullaahi Xaashi Axmed oo ka tirsan IS, isla [...]