Xisbiyada Mucaaradka Oo Loo Ogolaaday Inay Xafiisyadooda 6 Gobol Ka Mudaharaadaan
Hargeysa, August 9, 2022 (Haatufonline) – Kulan muhiim ah oo uu Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo masuuliyiinta xisbiyada [...]