Madaxda Sare Ee Shabaabka Oo Duqaynta Cirka Kaga Gabanaya Meelo Ka Baxsan Somalia
Muqdisho,September 12 2022(Haatufonline)-Sida laga soo xigtay ilo xogogaal ah oo ku sugan gobolka Jubada dhexe,madaxda sar sare ee Alshabaab ayaa dhawaan si qarsoodi ah uga [...]