“Xukuumada Somaliland Waxay Mar Labaad Cadaynaysaa Sida Kooxaha Argagixisadu Ugu Soo Qulqulayaan Laascaanood” Wasaarada Arimaha Gudaha JSL
Hargeysa, September 13, 2023 (Haatufonline) -Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay marlabaad u caddaynaysaa Shacabkeeda iyo Beesha Calaamkaba sida joogtada ah ee Kooxaha [...]