Xildhibaan Gavin Williamson Oo Sheegay Inuu Ku Faraxsan Yahay In Ethiopia Noqoto Dalka Ugu Horeeya Ee Aqoonsada Somaliland
London, January 2, 2024 (Haatufonline) – Gavin Williamson oo u ololeeya aqoonsi Somaliland hesho ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in dalka Ethiopia uu noqdo [...]